Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray xarun Wasaaradeed oo si qurux badan loo dhisay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa boggaadiyay shaqada wanaagsan ee la qabtay iyo sida wakhti kooban loogu soo dhameystiray dhismaha cusub ee xarunta Wasaaradda Qorsheynta, oo loo dhisay hab casri ah, waana tallaabo lagu … Continue reading Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray xarun Wasaaradeed oo si qurux badan loo dhisay (Sawirro)